hubqaadasho
(m.dh)

Diyaar garowga iyo qalab uruursiga cid dagaal geli rabta ay samayso. ld hubqaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hubqaadasho

hubqaadid [m.dh]
ld hubqaadasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg