hubsasho
(m.f.dh)

eeg hubso. ld hubsad, hubsi, hubsiimo, hubsiino.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hubsasho

yaqiinso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
War iwm dhabnimadiisa hubsasho.

hubsad [m.l]
ld hubsasho.

hubsi [m.l]
ld hubsasho.

hubsiimo [m.dh]
U kuurgelidda wax xaqiiqdooda loo kuur galo. ld hubsasho.

hubsiino [m.dh]
ld hubsasho.

sharribo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
Wax waxtar-kiisa, kartidiisa iwm hubsasho. ld shir-rabo.

shushubsasho [m.f.dh]
eeg shushubso. ld shushubsad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg