hubsiino
(m.dh)

ld hubsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hubsiino

danni [m.l]
Dareen shaki iyo hubsiino la'aan abuura.

danni [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Dareen shaki iyo hubsiino la'aan leh cid ku abuurid.

hubsasho [m.f.dh]
eeg hubso. ld hubsad, hubsi, hubsiimo, hubsiino.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg