hubso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax xaqiiq-dooda ogaasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hubso

hubsasho [m.f.dh]
eeg hubso. ld hubsad, hubsi, hubsiimo, hubsiino.

iyo [Xiriiriye | Conjunction]
Eray lagu xiriiriyo magacyo ama tixo. Tus. “Hilib iyo bariis”, “Inuu yimid iyo in kale soo hubso”.

shushubso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Maro, daah iwm shushub u yeelasho.

hub [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Qalab lagu dagaalamo. 2. ld hu.

hub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Arrin xaqiiqdeeda ogaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg