hud
(m.dh) (-do, m.l)Xiidmo soo gala meel caloosha ka mid ah oo xuubkii ku dahaarnaa dillaacay.
hud
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Dhar dillaacsan tolid.
Dhude*
Afarta Xarig ee tidaca u ka koobanyahay intaan laysku keenin qaybihiisa
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hud ↴
dhud [m.dh] (-do, m.l)
1. Daliigo miiqan ama soohan, oo inta laysku jebsho, xargaha laga sameeyo, middood. 2. Summan ama xargo qalab ka koobanyahay middood. 3. Maro shan mitir ah. 4. Jirrid dhuuban.
dhud [m.dh]
(fiis.) Fallaadho ileys oo u socda si urursan. Waxa ay ka koobnaan kartaa saxaro (sida, dhud elektaroon) ama kaahin birlab danabeed (sida, hud raadar).
dhudhuhlayn [m.dh]
ld dhuxdhuxlayn.
dhudhuhlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld dhuxdhuxlee.
dhudhumi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dhudhun ku cabbirid.
dhudhumin [m.f.dh]
eeg dhudhumi. ld dhudhumis.
dhudhumis [m.l]
ld dhudhumin.
dhudhun [m.l] (-ummo, m.dh)
1. Gacanta inta u dhexeysa xusulka iyo sacabka. 2. Dhudhun iyo sacabka oo fidsan oo is wata (cabbir).
dhudhunkutaagle [m.l] (-layaa, m.l/dh)
Qof gacmihiisa aad u xoog badanyihiin.
dhudhunsad [m.l]
ld dhudhunsasho.
h [m.dh]
(ha') Xarafka siddeedaad ee farta
soomaaliga, ahna shibbane.