huddan
(m.l)

Socod tabar darro ku jirto.

huddan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Socod tabar yar socosho; luudid.

huddan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la huday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huddan

huddamid [m.f.dh]
eeg huddan².

huddanaan [m.f.dh]
eeg huddan³. ld hudda-naansho.

huddanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld huddanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg