hudeec
(m.l)

ld hadeec¹.

hudeec
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

ld hadeec².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hudeec

hadeec [m.l]
Socod luudid ah oo nafley aad u tamar yari socoto. ld hudeec¹.

hadeec [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Nafley aad u tamar yar luudid. ld hudeec².

hadeecid [m.f.dh]
eeg hadeec². ld hudeecid.

hudeecid [m.dh]
ld hadeecid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg