huduf
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Kalluun yaryar; sardiin. ld haduuf.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huduf

haduuf [m.l]
ld huduf.

hud [m.dh] (-do, m.l)
Xiidmo soo gala meel caloosha ka mid ah oo xuubkii ku dahaarnaa dillaacay.

hud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Dhar dillaacsan tolid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg