hufi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Dab babbin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hufi

hufid [m.f.dh]
eeg huf².

madalhufi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof marin habaabin.

madalhufin [m.f.dh]
eeg madalhufi. ld madalhufis.

madalhufis [m.l]
ld madalhufin.

hu [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Dhar la qaato. 2. ld hub¹. ld hub¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg