hufid
(m.f.dh)

eeg huf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hufid

huf [m.dh] (-fo, m.l)
Shimbir hilibka cunta; dafo.

huf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Wax sifayn. 2. Wax kala saarid. 3. Wax jifid (gogol iwm).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg