hugan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gmay, -gantay; -gmi)

Shanqar xoog leh samayn.

hugan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)

ld hugsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hugan

hugmid [m.f.dh]
eeg hugan¹.

hugsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Maro, raar iwm wax dusha laga saaray ahaansho. ld hugan².

huwan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Cid wax ku daboolan ahaansho. ld hugan² (2).

suugaan [m.dh]
1. Hadal tix ama tiraab ah oo murti hugan. 2. Laan aqoonta ka mid ah oo la barto; adab. 3. Naq; doog; cosob. ld soogaan.

hug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Neef ari ah harag ka bixin. ld xug².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg