hugi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyya, -isay)

Dhar, derin iwm wax dusha ka saarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hugi

dhugi [m.dh]
Harag ari oo sida maro loo tolay. ld dhuu.

hugid [m.dh]
ld xogid.

hugin [m.f.dh]
eeg hugi.

hugis [m.l]
H. ah: maro, busto iwm oo dusha la iska saaro.

xugid [m.f.dh]
eeg xug². ld hugid.

hu [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Dhar la qaato. 2. ld hub¹. ld hub¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg