hulge
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)H. ah: qof wax matare ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hulge ↴
hul [m.l] (-lal, m.l)
God yar oo ciriiri ah.
hul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
Meel qodid ama daloolin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg