hulkujir
(m.dh) (-rro, m.l)

Feer yarada geelu meesha ay ka haysato lafdhabarka hilibka ku yaal. ld dhuumato, hulkujire.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hulkujir

dhuumato [m.dh]
Feer yarada geelu meesha ay ka haysato lafdhabarka hilibka ku yaal; hulkujir.

hulkujire [m.dh]
ld hulkujir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg