hullaab
(m.dh)

1. Qaabka marada qaarka sare looga huwado. 2. Marada qaarka sare laga qaato inteeda madaxa lagu dedo. 3. ld hullaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hullaab ↴

cuul [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uulay, -uushay)
Wax hullaab ku qarin (qof).

hillaab [m.dh]
ld hullaabid.

hillaabad [m.l]
ld hullaabasho.

hillaabasho [m.dh]
ld hullaabasho.

hillaabid [m.dh]
ld hullaabid.

hillaabo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
ld hullaabo.

hullaabad [m.l]
ld hullaabasho.

hullaabasho [m.f.dh]
eeg hullaabo. ld hillaabad, hillaabasho, hullaabad.

hullaabid [m.f.dh]
eeg hullow. ld hillaab, hillaabid, hillaab¹ (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg