hullaabad
(m.l)

ld hullaabasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hullaabad

hullaabasho [m.f.dh]
eeg hullaabo. ld hillaabad, hillaabasho, hullaabad.

hullaab [m.dh]
1. Qaabka marada qaarka sare looga huwado. 2. Marada qaarka sare laga qaato inteeda madaxa lagu dedo. 3. ld hullaabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg