hullaabid
(m.f.dh)

eeg hullow. ld hillaab, hillaabid, hillaab¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hullaabid ↴

hillaab [m.dh]
ld hullaabid.

hillaabid [m.dh]
ld hullaabid.

hullaab [m.dh]
1. Qaabka marada qaarka sare looga huwado. 2. Marada qaarka sare laga qaato inteeda madaxa lagu dedo. 3. ld hullaabid.

hullaab [m.dh]
1. Qaabka marada qaarka sare looga huwado. 2. Marada qaarka sare laga qaato inteeda madaxa lagu dedo. 3. ld hullaabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg