hullaabo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-btay, -batay)

Maro qaarka sare ku dedasho. ld hillaabo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hullaabo

hillaabo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
ld hullaabo.

hullaabasho [m.f.dh]
eeg hullaabo. ld hillaabad, hillaabasho, hullaabad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg