huluulo
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-uushay, -uulatay)

ld xaluulo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huluulo

xuluulo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3]
(xuushay, xuulatay) 1. Meel kayn ah dhexgelid adiga oo is gaabinaya. 2. Irrid gaaban ka hoos dusid. ld huluulo, xaluulo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg