huluuq
(m.l)

1. Qaab loo tolo dharka la xiranayo. 2. ld huluuqid.

huluuq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)

Si debacsan oo kala fog-fog dhar u tolid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huluuq

huluuqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
Dhar si debacsan oo kala fog-fog loo tolay ahaansho.

huluuqid [m.f.dh]
eeg huluuq². ld huluuq¹ (2).

huluuqnaan [m.f.dh]
eeg huluuqan. ld huluuqnaansho.

huluuqnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld huluuqnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg