hursan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la huriyey ahaansho (dab).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hursan

dhagax-cas [m.l]
(jool.) Dhadhaabo cas oo dhagax burburku uu soo saaro. Si weyn waxaa looga helaa gobollada kulaaleyda hursan, dh.c.ka waxaa ku jira ogsaydhyada bir iyo aluminiyam oo la biyo saaray.

hundhursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax hundhura ahaansho (qof).

hundhursanaan [m.f.dh]
eeg hundhursan. ld hundhursanaansho.

hundhursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hundhur-sanaan.

hursanaan [m.f.dh]
eeg hursan. ld hursa-naansho.

hursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hursanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg