hurud
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rday, -rudday; -rdi)

Hurdo dhex gelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hurud

dabaggur [m.l]
Faraxumayn naag hurudda lagu sameeyo. ld dabaggurid.

dabaxad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Naag hurudda farxumayn.

gabbaldaye [m.l]
Geed-gaab la beero oo leh caleemo balballaaran iyo ubax wareegsan oo hurud ah oo hadba meesha qorraxdu ka jirto u jeesta oo laga miiro mirihiisa saliid. ld gabbalday.

hurdid [m.f.dh]
eeg hurud.

waxarawaalis [m.l]
Geed laamo dhuudhuuban oo caleemo balballaran iyo ubaxyo hurud ah leh.

hur [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) U h.: cid wax u hibayn. 2. (f.mg) Dab bixid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg