huruudso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Huruud marsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huruudso

huruudsasho [m.f.dh]
eeg huruudso. ld huruudsad.

huruud [m.dh]
1. Sacfaraan. 2. Budo hurdi ah oo haweenku wejiga, gacmaha iyo lugaha ku qurxistaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg