huubo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Meel qatar ah. 2. God aan si fiican loo arki karin oo lagu dhici karo. 3. Gufarka weel salkiis ku hara.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huubo

dhuubo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-bay, -batay)
1. Noqosho wax dhuuban. 2. Noqosho wax caato ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg