huufsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax soo orday oo neeftuuraaya ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huufsan

huufsanaan [m.f.dh]
eeg huufsan. ld huufsanaansho.

huufsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld huufsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg