huunfey
(m.dh)

Haad hilib cun ah oo wax dafa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huunfey

dafo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Nooc haadda hilib cunka ka mid ah, dheereysa oo si dhaqso leh bahallada yaryar ama hilibka u dhufsata; so'laduul; huunfey. ld dafto, dhifato, dhufato.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg