huuq
(m.dh)

Nagaar aan caleen lahayn laamihiisu qodax leeyihiin, wada buruq ah, oo arigu aad u jecelyahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huuq

bashuuqsad [m.l]
ld bashuuqsasho.

bashuuqsasho [m.f.dh]
eeg bashuuqso. ld bashuuqsad, bashuuqsi.

bashuuqsi [m.l]
ld bashuuqsasho.

bashuuqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax jilicsan oo afka laga buuxsaday calalin.

daardhuuq [m.l] (-qyo, m.dh)
Dheef ama waxtar kale oo yar oon la ogeyn oo qof haysta.

dhuuq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
ld dhuug².

dhuuqid [m.dh]
ld dhuugid.

dhuuqis [m.dh]
ld dhuugid.

dhuuqsad [m.l]
ld dhuuqsasho.

dhuuqsasho [m.f.dh]
eeg dhuuqso. ld dhuuqsad, dhuuqsi.

hu [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Dhar la qaato. 2. ld hub¹. ld hub¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg