huur-tuse
(m.l) (-sayaal, m.l/dh)

(fiis.) Qalab tusinaya isbeddellada huurka hawada, habka tusinta wuxuu u adeegsadaa isbeddellada ku dhaca muuqaalka iyo addimada walax.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huur-tuse

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg