huuro
(m.dh)

Wasaq ilkuhu yeeshaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huuro

yirid [m.l]
(daaw.) Halaamacoodka cirridka oo ay keento huuro ilkaha iyo cirridka meesha ay iska galaan fariisata. Cirridku wuu bararaa si sahlanna dhiig ayaa uga yimaada. ld yerid (1).

canshuuro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Hanti, cashuur ka baxsasho. ld cashuuro.

cashuuro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
ld canshuuro.

khuuro [m.dh]
Shanqar aan loo bogin oo kolka la hurdo neefsashada la socota oo afka ka timaadda.

shuuro [m.dh]
Soor galley ama meseggo oo si gaar ah loo kariyey.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg