huursan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax meel kulul la geliyey ahaansho. 2. Wax xabbis la geliyey ahaansho (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huursan

caaryo [m.dh]
Uskag caddaan xigeen ah oo weel, dhar iwm yeeshaan marka ay muddo meel ku huursanaadaan.

huursanaan [m.f.dh]
eeg huursan. ld huursanaansho.

makhuursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld maquursan.

makhuursanaan [m.dh]
ld maquursanaan.

makhuursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maquursanaan.

mukhuursan [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
ld maquursan.

mukhuursanaan [m.f.dh]
ld maquursanaan.

mukhuursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maquursanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg