huursi
(m.l)

ld huursasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huursi

huursasho [m.f.dh]
eeg huurso. ld huursad, huursi.

huur [m.l]
Kulayl hawo la'aani keentay.

huur [m.l]
(fiis.) Xaaladda gibilka marka la eego uumi biyoodka ku jira hawada.

huur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Nafley kulayl dareemid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg