ictiqaad
(m.l) (-dyo, m.dh)

Rumaysnaanta wax waxtarka uu leeyahay ama wax yeeladiisa.

ictiqaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Diin, mabda' iwm aaminid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ictiqaad

ictiqaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ictiqaad². ictiqaad

ictiqaadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld citiqaadsan. citiqaadsan

ictiqaadsanaan [m.dh]
ld citiqaadsanaan. citiqaadsanaan

ictiqaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld citiqaadsanaan. citiqaadsanaan

citiqaadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof diin, mabda'iwm aaminsan. ld ictiqaadsan.

citiqaadsanaan [m.f.dh]
eeg citiqaadsan. ld citiqaadsanaansho, ictiqaadsanaan, icti-qaadsanaans.

mooddo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Sida wax la moodayo; male; fakar; ictiqaad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg