idaadid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg idaad². idaad

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh idaadid

gidaadid [m.dh]
ld gadoodi.

idaad [m.dh] (-do, m.l)
1. Bir qaroofan oo mallayga lagu dabo. 2. Laqanyo.

idaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Laqanyo dareemid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg