iimaansasho
(m.f.dh)

eeg iimaanso. ld iimaansad, iimaansi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iimaansasho

barakayso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-stay, -satay)
1. (f.g) Hanti yar iimaansasho. 2. (f.g) Hanti yar tashiilasho. 3. (f.mg) Cid barako ka doonasho. 4. (f.mg) Sadaqo la bixid.

iimaansad [m.l]
ld iimaansasho.

iimaansi [m.l]
ld iimaansasho.

quudowso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax iimaansasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg