iimaansi
(m.l)

ld iimaansasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iimaansi

iimaansasho [m.f.dh]
eeg iimaanso. ld iimaansad, iimaansi.

iimaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Rumeysnaanta jiritaanka Ilaah, nabiyada, kutubta, malaa'igta iyo qiyaamaha. 2. Qanaaco. 3. (-nno, m.dh) Ugaas, Islaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg