iimaanso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Wax yar ku raali noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iimaanso ↴
iimaansasho [m.f.dh]
eeg iimaanso. ld iimaansad, iimaansi.
iimaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Rumeysnaanta jiritaanka Ilaah, nabiyada, kutubta, malaa'igta iyo qiyaamaha. 2. Qanaaco. 3. (-nno, m.dh) Ugaas, Islaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg