iimaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax iin leh ahaansho (nafley).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iimaysan

casiimaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax casiimo lagu akhriyay ahaansho.

iimaysnaan [m.f.dh]
eeg iimaysan. ld iimaysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg