iimee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)Wax iin u yeelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iimee ↴
xajiimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
Cid wax ay ku xajiimooto marin ama taabsiin.
biimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Naf, hanti iwm biime ka dhigid. 2. Isku b.: meel cabsi leh ama nabaddeeda la hubin kas iyo ogaal ugu bareerid.
casiimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
Cid casiimo ku akhrin.
ceshiimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
1. Hanti la dhacay ama baadi ah ciddii lahayd u celin. 2. Safar bixiddiisa dib u dhigid. 3. Dhul in la daaqo, in mudda ah u diidid. ld ceshiinee, cishiinee.
iimayn [m.f.dh]
eeg iimee.
itaal iftiimeed [m.l] (-dyo, m.dh)
Burqad iftiimeedka ku abbaaran dul yar oo jiho gaar ah kaga yaal il-ilays ku ligan jihadan.
qiimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Nalfey, badeecad iwm qiimahooda sheegid. 2. Cid sharfid. ld qaymee.