iimow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday)

Wax iin yeeshay noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iimow

cadaadis-siimow [m.l]
(baay.) Marka milanka laga sooco mile saafi ah iyada oo loo dhaxaysiinayo xuub badh habe, miiluhu waxaa uu u gudbiyaa milanka si uu uga hortago marinka miilaha ayaa loo yaqaan c. s.

iimoobid [m.f.dh]
eeg iimow.

siimow [m.l] (-yo, m.dh)
Biyo meel ku jira oo inta ay dhulka hoostiisa xulaan meel kale ka soo dhashuuma.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg