ijaab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

Yeelid; maqlid; ajiibid, aqbalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ijaab

ijaabid [m.f.dh]
eeg ijaab.

ijaabo [m.dh]
(dii.) Aqbalidda duco Ilaah loo jeediyo oo uu aqbalo.

tijaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld jitaabi.

tijaabin [m.dh]
ld jitaabin.

tijaabo [m.dh]
ld jitaabo.

tijaabogal [m.l]
Waxay ku qotantaa ama ku abbaaran tahay fiirsasho iyo tijaabo aan ahayn aragti.

xijaab [m.l] (-byo, m.dh)
1. Wax wax celiya ama isku gudba ama qariya; daah; ilixir. 2. Qardhaas; xirsi; makaraan.

xijaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax qarin. 2. Wax dhibaato ka celin.

xijaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax la xijaabay ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg