ijaabo
(m.dh)

(dii.) Aqbalidda duco Ilaah loo jeediyo oo uu aqbalo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ijaabo

tijaabo [m.dh]
ld jitaabo.

tijaabogal [m.l]
Waxay ku qotantaa ama ku abbaaran tahay fiirsasho iyo tijaabo aan ahayn aragti.

xijaabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
1. Wax xijaab ka dhigasho. 2. Qof muslim ah dhimasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg