ijaaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax cidi ijaaratay ahaansho (baabur, guri iwm)

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ijaaran

ijaarnaan [m.f.dh]
eeg ijaaran. ld ijaarnaansho.

ijaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Lacag laga helo guri baabuur iwm oo kireysan, kiro. 2. I. ah: guri, baabuur iwm oo dadka isticmaalaya lacag laga qaado. ld ajuuro, ijaaro¹.

ijaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Guri, baabuur, iwm cidda isticmaalaysa lacag si joogto ah uga qaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg