ijaarid
(m.f.dh)

eeg ijaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ijaarid

ijaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Lacag laga helo guri baabuur iwm oo kireysan, kiro. 2. I. ah: guri, baabuur iwm oo dadka isticmaalaya lacag laga qaado. ld ajuuro, ijaaro¹.

ijaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Guri, baabuur, iwm cidda isticmaalaysa lacag si joogto ah uga qaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg