ijaaro
(m.dh)

ld ijaar¹.

ijaaro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

Guri, baabuur iwm ijaar ka qaadasho ka baxsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ijaaro

ijaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Lacag laga helo guri baabuur iwm oo kireysan, kiro. 2. I. ah: guri, baabuur iwm oo dadka isticmaalaya lacag laga qaado. ld ajuuro, ijaaro¹.

ijaarasho [m.f.dh]
eeg ijaaro².

tijaaro [m.dh]
Ganacsi. ld tijaarad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg