ijaaso
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Idan, fasax. 2. Aqoonsi diimeed ee uu sheekha dariiqadu siiyo xertiisa qaarkeed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ijaaso

nijaaso [m.dh]
ld najaaso.

nijaasoobid [m.dh]
ld najaasobid.

nijaasow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld najaasow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg