ijbaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Qof wax ku qasbid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ijbaar

ijbaarid [m.f.dh]
eeg ijbaar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg