ijtihaadid
(m.f.dh)

eeg ijtihaad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ijtihaadid

ijtihaad [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Arrin sharci ah oo aan quraanka iyo xaddisku ka hadlin oo ra'yi qof mujtahid ahi leeyahay lagu meel-mariyo. 2. Dadaal badan.

ijtihaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Arrin sharci ah oo aan quraanka iyo xaddisku ka hadlin ra'yi qof mujtahid ahi leeyahay ku meel-marin. 2. Ku i.: dadaal badan muujin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg