ikhtilaafid
(m.f.dh)

eeg ikhtilaaf². ld iskhilaafid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ikhtilaafid

iskhilaafid [m.dh]
ld ikhtilaafid.

ikhtilaaf [m.l]
Isweydaar; ismaandhaaf; heshiis la'aan. ld iskhilaaf¹.

ikhtilaaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Isweydaarasho; isku diidid (arrin). ld iskhilaaf².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg