ikhtiyaar
(m.l)

Madax-bannaani iyo awood loo lahaado wax la doonayo in la sameeyo. ld istikhyaar, khiyaar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ikhtiyaar

istikhyaar [m.l]
ld ikhtiyaar.

khiyaar [m.l]
ld ikhtiyaar.

khushi [m.l]
Kh.gay, kh.gaa iwm: bareer; ulakac; ogaan; ikhtiyaar.

maxbuus [m.l] (-syo/-xaabiis, m.dh)
Qof ikhtiyaarkii laga qaaday oo meel gaar ah lagu ilaaliyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg