il-adayg
(m.l)

Dhiirranaan iyo gabbasho la'aan uu qof leeyahay. ld il-adkaan.

il-adayg
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

Wax si cabsi iyo gabbasho la'aan ah ugu dhiirrasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh il-adayg

il-adag [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dkaa, -dkayd)
ld il-adayg².

il-adaygid [m.f.dh]
eeg il-adayg².

il-adkaan [m.dh]
eeg il-adag. ld il-adayg¹, il-adkaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg